Gudoonka Baarlamaanka oo Wasaarada Maaliyadda ka raali galiyay Warbixintii Guddiga Maaliyadda

Xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta dood kulul ka yeeshay Warbixintii dhawaan ay soo saareen guddiga Maaliyadda Soomaaliya ee lagu eedeeyay Wasaarada maaliyadda. Guddoomiye kuxigeenka labaad Golaha shacabka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad oo soo xiray kulanka Xildhibaanada ayaa sheegay in Guddiga warbixinta ay soo saareen ay ku timid qaab qaldan oo aan lala wadaagin Guddiga … Continue reading Gudoonka Baarlamaanka oo Wasaarada Maaliyadda ka raali galiyay Warbixintii Guddiga Maaliyadda